Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab (Magacyada)

Hawlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska  Danab ayay ku dileen Saraakiil ka tirsan Al-shabaab sida ay sheegeen taliyeyaasha ciidankaas. Danab ayaa hawlgalkaan ka fuliyey duleedka degaanka Leego, gaar ahaan tuulada Sahan-yarey oo ka tirsan degmadda Wanla-weyn, halkaasoo ay  ku dileen saraakiil ay kamid yihiin Cabdicasiis Awoowe oo Al-shabaab … Continue reading Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab (Magacyada)